| Ururka |
|
|
|
|
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu ku soo dhawaada Ururka daryeelka deegaanka Saaxil. Ururkan oo ah Urur madaxbanan ahna kii ugu horeyay ee laga soo asaaso dalkan Sweden. Ururkani waa urur doonaya in u wax ka bedelo amaa wax kataro gobaalka Saaxil khasatan magalada Berbera.
Gudida Ururku waa 7 waxa intaa soo racaa waa gudidii Talada oo nooqonaysa illaa 25 xubnood waxa urukan la Aasaasay 15 sep 07 Ururukan deeqda u helaa waa deeqda U iska ururiyo taasoo ah 50 kr bishii amaa 6 bilood 300 markaa walalayaal qofkii doonaya in u Illaahay hortii u caawiyo Ururkan gacmo furan ayaan kugu soo dhawynaynaa waxanan kaga balan qaadaynaa deeqdaasi in ay gaadhaysoo curyaamintii amaa agoontii. |




Waxyaabaha aanu Donayno in wax lagabadalo oo aay ka mid yihiin Wax-Barasha, Cafiimaadka, Dhaqaalaha iyo in waax loo taro dadka daanyarta ah siida curyaamiinta, agoomaha.