Caawi ururka PDF Print E-mail

Asalaamuc.w.w walalayal Urukan Saaxil waa Urur madax banan ahna Urur donaya in u qaayb ka qaato horumarka gobalka Saaxil. Gobalkan oo ah gobol u baahan in wax laga qabto.

Gobolkan walalayaal wax yalaha uu baahanyahay  waxa ka mid ah qaalabkii dhakhtarka wax kasta oo lagaga shaqeeyo dhakhtarka ,Iskuulo, Kurastii iskuulada.

Dhakhaatiir, macalimiin, waaxas oo dhana walayaal waxa loobahanyahay in la iska kaashado markaa walalayaal waa in aynu  uguntananaa sidii horumar aynu u gaadhsiinlahayn gobalkaa taasna waxaynu ku gaadhayna iinga oo iska kaashana Ururkan dhinac kastaba ha ahaatee mid fikradada aad ka dhiibanayso iyo mid aad dhaqaaleba.

Anaguna Saaxil.org waxanu iidin leenahay soo dhawaada

 

add: Somaliland Style