|
Ururka Daryeelka Degaanka Saaxil |
|
Ku soo dhawada Urukan Daryeelka Degaanka Saaxil ururkan oo ah urur madaxbanan Ururkan waxa la asaasay 2007-09-15 Ururkan waaxa loo asaasay in u wax u qabto gobolka Saaxil khaasatan magalada Berbera. Melaaha aanu doonayno in aan wax ka qabano waxa ka mid ah dhinaca wax Barashada,Caafimaadka, dhaaqaalaha, Curyaaminta iyo wax yaabo kalebaba, walayaal hadii aad donaysan in aad waxnagala qabataan gobaalkan nala soo xidhiidha waana fii sabililaah.
|
|
|
SALAAMU CALAYKUM Dhamaan xubnaha Ururka waxaa laydin Ogeysiinayaa in shir degdeg ah laisugu imanayo bisha 2010-07-30 |
|
|
Asalaamu c.w. kontadii Ururku waa tan ee medlemka ururka ku sso shuba Dhamaan xubnaha Ururka waxaa laydin Ogeysiinayaa in aay ku soo shubaan lacagtii medlemarka kontada Ururka taas oo ah Swedbank Clearnr 83279 Kontonr 9048039672 |
|
|